Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ madaxweynaha hay’adda samafalka ee haro aqoonyahan ali xaaji ayaa waraysi siiyey golaha1960

golaha_logo   Waraysigan uu siiyey madaxweynaha hay’adda HARO  Ali Xaji golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu kaga waramay waxqabadka hay’adda ilaa wakhtigii la aasaasay ay ka qabtay dhulka dadka somaliyeed degaan guud ahaan geeska afrika.Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday waxqabadkooda ku aadan Abaaraha saameeyey dhulka somalidu degto guud ahaan iyo hay’adaha ay wada shaqynata leeyihiin.Sidoo kale wuxuu tilmaamay sida dhaqaaluhu ku soo galo iyo xafiisyada ay ku leeyihiin dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *