waraysi/ madaxweynaha p/land dr cabdiweli maxamed cali gaas ayaa siiyey waraysi uu kaga waramay arimo badan golaha1960
|Madaxweyne Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas .Madaxweynaha p/land ayaa waraysigan siiyey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed..Waraysigan oo aad uu ugaga waramay Shirkii madasha wadatashiga qaranka ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey Magaalada muqdisho,tirooyinka isbedeley ee aqalka sare ee baarlamaanka somaliya,Wakhtiga loo qabtay iney dhacdo dhoorashadu .Sidoo kale wuxuu aad uga waramay masuuliyada ilaalinta amniga doorashooyinka ,iyo ka xoraynta dalka cadowga alshabaab.