waraysi/ madaxweyne maxamed c/llahi (farmaajo) iyo fursad luntay .faysal cabdi rooble ayaa la wadaagey golaha1960
|Waraysigan (Farmaajo iyo Fursad luntay) aanu uGu magac darnay waxaa golaha 1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan la wadaagey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble.
Faysal wuxuu aad uga hadlay Rajada ay somaliyi ka qabtey in Madaxweyne Farmaajo Iyo Raiisal wasaare Khayre u soo dhisaan Dowlad kooban oo ka madax banaan Baarlamaanka si loo helo isla xisaabtan ,dhaqaale koobana ku boxo kana fogaadaan Qabiil walba iney qanciyaan mase dhicin taasi.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960 iyo Arrimaha