Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ masharaxa aqalka wakiilada gobolka minnesota masharax maxamud nuur oo waraysi siiyey golaha1960

 Waraysigan uu siiyey Musharax Maxamud Nur oo u sharaxan Aqalka Wakiilada Gobolka Minnesota xaafada 60B ,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan .Wuxuu aad ugu faahfaahiyey baahida ay dadka Somaliyeed ee gobolkan degani u qabaan iney ku yeeshaan dad metela oo u jooga xafiisyada laga maamulo Gobolka Minnesota.

Sidoo kale wuxuu ka waramay waxyaalaha uu diyaarka u yahay inuu wax ka qabto haddii uu ku guuleysto JAGADAASI.Sida caawinta ardayda somalidaa ee u baahan waxbarashada Jaamacada,Dhalin yarada ku xir xiran JEELASHA, dhinaca CAAFIMAADKA iyo dhinaca GANACSIGA.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *