waraysi/ maxamud muse xasan(bbc) isbedelka siyaasadeed ee ka dhacay guud ahaa dalka maraykanka iyo gobolka Minnesota
| Waraysigan aan la yeelanay Siyaasi Maxamud Muse Xasan (BBC) wuxuu kaga waramay isbedelka Siyaasadeed ee ka dhacay madaxtinimada dalka Maraykanka ( U S A) iyo Guulaha ay Somalidu ka gaareen Tartankii Baarlamaanka ee gobolka Minnesota Nofember/2020 .Doorashooyinkaasi ka dhacay Gobolka Minnesota waxaa maanta oo ah jen/5/2021 loo dhaariyey Baarlamaanka Gobolka Saddex Xildhibaan oo Somali ah. Sidoo kale Mr BBC wuxuu ka waramay dhibaatooyinka horyaala madaxweynaha cusub ee loo doortay madaxweynaha Dalka Maraykanka iyo Dhibaayooyinka iyo Siyaasad xumada uu keenay madaxweynahii laga guuleystey 2020 oo u baahanwaxka qabashodeg deg ahiyo arimo badan—
Weriye Dhegood