Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ mudane cawil xirsi oo cambareeyey raligelintii farmaajo snm,xadgudubyada s/land ee gobolada sool & sanaag ,isqabadka farmaajo iyo d/goboleedada.

  Mudane Cawil Xirsi  wuxuu aad uga soo horjeensadey Raaligelintii uu Madaxweyne Farmaajo siiyey Ururka S N M ee S/land ka taliya,kuwaasoo uu sheegay iney sodon sano dhibaato ku hayaan Gobolada Sanaag iyo Sool, ayna raadinayaan kala goynta dalka Somaliya.  isagoo ku dheeraaday xadgudubyada ay maalin kasta kula kacaan dadka ku nool goboladaasi.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay in Dowlada Madaxweyne farmaajo ay burburin iyo cunaqabataynba ku hayso dowlad goboleedada qaarkood  ,dastuurkii iyo federalkiina meel iska dhigtay. sidoo kale Waraysigani wuxu xambaarsan yahay warbixin iyo arimo muhiima oo badan—-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *