Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Mudane c/Karin Adan Wagaafe oo waraysi siiyey golaha1960 waraysi aad u xaasaasi ah dhinacyo badan leh

wagaafeWaraysigan oo uu Mudane C/kariin Adan Waqaaf siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu aad ugaga hadlay Faaiidada ay u leedahay in dalka Somaliya loo dhiso ciidamo difaaca sugana nabad geyada wadanka si looga maarmo ciidamada shisheeye.

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday Xubnaha Baarlamaanka ee diidani iney u jeedooyin kala duwan ka leeyihiin in la dhiso ciidamada somaliya,wuxuuna ummadda somaliyeed ku la dardaarmay iney u soo jeensadaan sidii ay dalkooda dhibaatada uga saari lahaayeen.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews iyo golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *