Waraysi/ Mudane Farax macalin oo ka waramay Xaaladda siyaasadeed ee kiinya,faragelin dalalka khaliijka iyo deriskuba ku hayaan somaliya iyo arimo badan

   (Golaha1960) Waraysigan oo aad u xiisa badan xambaarsanna arimo badan oo xasaasi ah wuxuu Mudane Farax Macalin kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee hadda ka taagan dalka Kiinya,saamaynta uu dadka somalida(Kiiniya) ku yeeshay khilaafkaasi siyaasadeed.Mudane Farax Macalin faragelinta qaawan ee dalalka khaliijka iyo dalalka deriskaaba ay ku hayaan dalka somaliya iyo weliba waxa laga rabo … Continue reading Waraysi/ Mudane Farax macalin oo ka waramay Xaaladda siyaasadeed ee kiinya,faragelin dalalka khaliijka iyo deriskuba ku hayaan somaliya iyo arimo badan