waraysi/ musharax cali xaaji warsame ayaa siiyey golaha1960 waraysi dhinacyo badan taabanaya
|Mushraxa madaxweynaha federalka somaliya Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa siiyey waraysi xiiso badan golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed,iyo labada websidh ee golaha,golaha1960.com iyo arimaha.com.Waraysigaasi oo uu musharaxu kaga hadlay aimo badan ,doorashada 2016ka,waxqabadkiisa,aqoontiisa,amniga,horumarinta dhaqaalaha madaxda manta jirta.
iyo arimo badan oo kale,