Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ musharax madaxweyne somaliya cumar c/qaadir axmed fiqi,hogaamin isbedel dhab ah keenta, dastuurka ,amniga ,dhismaha hay’adaha dowladnimada ,la dagaalanka musuqmaasaqa iyo 4.5 ka–

  Waraysigan uu siiyey Golah1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan Musharax Madaxweyne Cumar  C/qadir Axmed Fiqi,wuxuu kaga waramay isbedelka hogaamineed ee uu rabo inuu ku hogaamiyo dalka somaliya haddii uu ku guuleysto , horumarka iyo isbedelka uu rabo inuu ku sameeyo dhinacyada waxbarashada , horumarinta dhaqaalaha, soo celinta amniga dalka  kala dambaynta iyo wadashaqaynta heerarka kala sareeya ee dowladnimada  sida dowlad goboleedada iyo dowlada federalka ,la dagaalanka musuq maasuqa,dhamaystirka dastuurka iyo dhisidda ha’yadaha rukumada u ah jiritaanka dowladnimada .   sidoo kale wuxuu xusay  kulana dardaarmay  Baarlamaanka cusubi iney somali u doortaan hogaamiye hogaan wanaagsan lana dagaalama QABYAALADA kana ilaaliyaan hogaanka dalka  Hogaamiye ka yimaada urur diineed ,dagaal oogayaal iyo hogaamiye ka yimaada hogaamadii horay u fashilmay ee Somalidu soo tijaabisey iyo arimo badan oo muhiima dhegeysoo dhuux ——-

Waraysiga (Qaybta  1 aad) Musharax Cumar iyo Weriye Dhegood.

Waraysiga ( Qaybta  2 aad)  Musharax Cumar iyo Dadweynaha 1960

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *