waraysi/ musharax maxamud muse xasan(bbc) una sharaxan dowlada hoose ee degmada lixaad ee magaalada minneapolis ee gobolka minnesota
|Waraysigan uu siiyey Musharax Maxamud Muse Xasan Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu ku sharaxay sababaha keenay inuu isu sharaxo dowlada hoose ee degmada lixaad ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka Maraykanka. Taasi oo uu sheegay inuu wax ka qaban doono arimaha dhilinyarada, baahida guryaha dadka danyarta ah,ganacsiga iyo arimo badan oo kale dhegeysi wanaagsan
Weriye Dhegood