Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ musharax xildhibaan federal mudane maxamud ismacil ciyoon,waxqabadka g/ sanaag,puntland,xiriirka puntland iyo federalka —-

    Musharax Xildhibaan Federalka Somaliya Mudane Maxamud Ismacil Jamac Ciyoon oo waraysi siiyey Golaha1960 isagoo ka waramay haddii uu ku guuleysto xubintaasi Xildhibaanimo inuu ka shaqayn doono sidii uu wax ugu qaban lahaa gobolada Sanaag iyo Sool  iyo guud ahaan puntland.

Sidoo kale wuxuu aad uga waramay inuu aad uga howlageli doono sidii loo wanaajin lahaa xiriirka Dowlada federalka iyo Puntland oo had iyo jeer mugdi soo kala dhexgalo  iyo arimo badan oo ka hadhay—–

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *