Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Pro: axmed maxamud ismacil ,maxaa loo la’a yahay dowlad dhab ah oo somaliyeed 20 sano

Waraysigan oo ka mid ah Waraysiyo aanu la yeenay Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Somaliyeed kaasoo aan uga jeedno Cilmi baaris aanu ku samaynayno labaatankii sano (20 sano) ee ugu dambeeyey dalka Somaliya MAXAA HORTAAGAN IN SOMALIYA  HESHO DOWLAD DHAB AH LABAATAN SANO ILAA DOWLADII CARTA EE C/QAASIN .

Pro : Axmed Maxamud Ismacil wuxuu sheegay iney arintaasi salka ku hayso in dadka masuuliyada qabtaa iyo dhamaan shacabka somaliyeedba inaaney ilaalin waxna ka qaban danta guud ee dadku wadaagaan dalkuna u baahan yahay ,ayna ka hormariyaan dano gaara.

Sidoo kale wuxuu sheegay in dhibaatada ay kamid atahay xilalka dowlada ee lagu dhisayo qabiilka ,kaasoo uu qabiil kastaa uu raadiyo jagada qaboolkooda la siiyo ee aanu ka fekerin horumarka dalka ,   Xildhibaanada ku iibsanaya lacagta boosaska ay fadhiyaan taasoo keentay inuu shaqsigaasi ka raadsado lacagtiisii iyo faaiido

Dadka Somaliyeed oo aan maalgelin dowlada cashuurtiina bixin la’,taasoo ay dowlado shisheeye maalgashadaa  dowlada iyo in madaxweyne kastaa uu doonayo inuu helo awood aan laga daba hadli karin dadkna qabiil ku taageeraan qaar kalena qabiil ahaan ay kaga soo horjeestaan ama diidaan ——–iyo arimo badan oo kale——

Qaybta 1aad

 

Qaybta 2aad: Pro :Axmed Maxamud Ismaci  iyo dadweynaha Golaha1960

Weriye Dhegood

 

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *