Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Pro: cali xaaji warsame doorashada xisbiyada badan ee p/land, khilaafka p/land iyo d/federalka, hungowgii s/land ee g/sanaag iyo sool

    Waraysigan oo aad u muhiima wuxuu Siyaasi Cali Xaaji Warsame siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan, wuxuu kaga hadlay  u guurida nidaamka xisbiyada badan ee puntland faiido iyo khasaare waxay u keeni karto Puntland,Hungowgii kaga dhacay S/land doorashadoodii Gobolada Sool iyo Sanaag,taasoo beeniysey sheegashadii  Maamulka Somaliland ee Goboladaas. khilaafka u dhexeeya dowlada Federalka Somaliya iyo Dowlada Puntland wuxuu  salka ku hayo,   Khilaafaadka ku gadaaman doorashada dowlada Federalka somaliya iyo rajaxumada dadka somaliyeed soo waajahday,  Horumarka ay gaadhey dowlada puntland intii maamulkaMadaxweyne Siciid Dani ka jirey Puntland    iyo arimo badan—-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *