Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ prof: xasan cabdi kaynaan,maxay somaliya uga hanaqaadi weydey dowlad dhab ah 20 sano Carta.

  Waraysigan uu Prof:Xasan Cabdi Kaynaan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga waray sabahaha ay salka ku hayso in dalka Somaliyeed ka hana qaadi weydo Dowlad dhab ah ama Maamul ka wada taliya dhamaan xuduudaha dalka Somaliya ,Taasoo uu ku macneeyey in aaney dowladihii Gumeysigu aaney salka u dhigin rukumadii ay dowladi u baahneyd iney  maamul ahaan jiri karta wakhti dheer taasoo keentay iney dhakhso u burburto dowladii somaliyeed. Aqoon darada laga dhaxlay gumasigaee dowlad dhis kuna waxay keentay iney Somalidu awoodi weydey iney dhisaan dowlad rukumo adag ku taagan oo ka talisa dalka wakhti dheer.

Sidoo kale wuxuu ku sababeeyey dadka somalida oo reer guuraa ahaa ,reer guuraanimaduna waxay sababtaa inaan xuduudaha dalka la wada ilaalin karin, hogaamiyayaasha Qabiilooyinka oo aan xukunka qabiilka gacanta ku wada hayn ( maamulka qabiilka oo baahsan).

Sidoo kale Indheer garadka Somalida  sida aqoonyahanada ,Wadaadaiyo ciidamadii  marnaba iskuma ay dayin iney xididada u aasaan dhismaha dowladnimo raagta  iyo Arinta ugu daran oo ah 4.5 ka laguna soo yagyeelay dalka Jabuuti Magaalada carta.

Weriye Dhegood

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *