Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ prof: xasan cabdi kaynaan,qaybaha u n ta iyo shaqooyinkooda, shaqooyinka ay somaliya ka qabatay xoriyad raadintii iyo illaa maanta.

  Waraysigan uu Prof: Xasan Cabdi Kaynaan  siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu aad ugaga waramay Qaybaha ay ka kooban tahay Jimciyada Quruumaha ka dhexaysa iyo shaqooyinka ay qabtaan.  Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday  Shaqooyinka ay Jimciyada Quruumuhu ka qabatay dalka Somaliya laga soo bilaabo wakhtigii ay ummada Somaliya raadineysey XORIYADA   iyo sidii ay uga shaqaysay iyo shaqooyinka ay maanta ka hayso.

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday Heshiiska ay Jimciyada Quruumuhu ku joogto Dalka Somaliya iyo wakhtiga la saxeexay ,wuxuuna aad uga warbixiyey  22 ka hay’adood ee U N tu waxay Somaliya ka qabtaan ugana shaqeeyaan barnaamijyada kala duwan ee Somaliya ka socda .Wuxuuna xusay ilaalinta nabada aduunka U N Tu sida Somaliya  iyo Dhibaatooyinka ay Somaliya iyo aduunkaba ka geysatay .

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *