Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ safiirka somaliya u fadhiya dalka maraykanka safiir axmed ciise cawad ayaa waraysi siiyey golaha1960 sida dadka la dhoofinayo & howlaha safaarada

safiir a cawad

Waraysigan uu Safiir Axmed Cise Cawad siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad uGu balbalaariyey xaaladaha kala duwan ee dadka Somalida ah ee laga DHOOFINAYO dalka Maraykanka oo ah tiro aad u badan .Sidoo kale Wuxuu Safiirku ka hadlay waxqabadka Safaaradda iyo howlaha ay ka qabatay dadkaasi Safaaraddu .

Safiir Axmed Cise Cawad wuxuu sharaxay howlaha safaaradda iyo weliba Maalgashiga iyo Heshiisyada lagula Galay dalka Imaaraadka Dekadaha Somaliya iyo Weliba arimo kale oo badan.

Weriye /Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews iyo Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *