waraysi/ Shiikh nuur baaruud oo ka waramay isherdiga dowlada iyo mucaaradka,howlaha gargaarka iyo gurmadka ciidamada
|Waraysigan oo uu Shiikh Nur Baaruud siiyey golaha1960 wuxuu kaga waramay Gudiyada uu xubnaha ka yahay howlaha ay dadweynaha u hayaan sida qaybinta gargaarka, dhacdadii Isgooska Soobe,Taakulaynta ciidamada.
Sidoo kale Shiikhu wuxuu ka waramay mucaaradka dowlada ee dowlad dumiska ah ,awooda dowlada federalka , howsha ay hayaan Wadaadadu Caqabadaha dowlada federalka horyaal iyo khaladaadka dowlada.iyo arimo badan oo muhiima.
Waraysigan oo ah laba qaybood ,Qaybta labaad waxaa si toosa su’aalaha u waydiiyey Sheekha aqoonyahana kala duwan oo kala jooga dalal kala duwan.
Weriye /Wardheere& Weriye Dhegood