Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ siyaasi cabdullahi ciilmooge /hamigiisa siyaasadeed,sharcidarada shirarka d/goboleedada,qunsuliyadaha loo ogolaaday dowladaha shisheeye.

      Waraysigan uu siiyey Siyaasi Cabdullahi Ciilmooge Golaha1960 iyo Websaydhada wadashaqeeyaan,waxaanu kaga waraysaney arimo badan oo xasaasi ah sida Damaciisa siyaasadeed ee tartanka madaxtinimada Jubaland iyo qorshahiisa waxqabad haddii uu ku guuleysto,shirarka ay qabsadaan dowlad goboleedada ee lagaga soo horjeedo Dowlada federalka ah,Dowlada federalka masuuliyadeeda dalka ka saaran ee ay ka gaabisay,iyo Arinta la yaabka ku noqotay dadka Soomaaliyeed ee inay Dowlada federalku u ogolaato in dowlado shisheeye QUNSULIYADO ka furato gobolada dowlad goboleedada iyo in Somaliland oo isku magacwday dowlad gooni ah ay u ogolaato  Iney xafiisyo siyaasadeed ka furtaan dalalka Deriska ah taasoo hordhac u ah in somaliya la kala gooyo maamulka hargeysana dowlada federalku ay dowlad madaxbanaan u aqoonsato.

Weriye Dhegood.

Saadaalnews.com,Puntlandes.com Allsanaag.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *