Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ wakiilka dowlada puntland ee dalka maraykanka marwo mulki c/samad x xuseen,waxqabadka xafiiska ,xiriirka bulshada iyo bulshooyinka kale maraykan.

         Waraysigan aanu la yeelanay Wakiilka dowlada Puntland ee dalka Maraykanka Marwo Mulki C/samed X Xuseen ,waxay kaga warantay waxqabadkii xafiisku qabtay intii uu furnaa iyo xiriirka ay la samaysay bulshada reer Puntland iyo bulshooyinka kale ee ku nool dalka Maraykanka ee ka soo jeeda dalalka kale, Sidoo kale waxay ka warantay qaabka shaqada loo qaysanayo mustaqbalka iyo gudi la sameeyey oo xiriiro badan la samayn doona inta badan gobolada Maraykanka si dhamaan dadka loogu soo bandhigo waxa xafiiskani qaban doono iyo bulshada Reer Puntland waxa looga baahan yahay iyagana.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *