Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ wasiirka deegaanka,beeraha iyo cimilada ismacil gamadiid(dhegaweyne),shirkii maalgashiga puntland,dekeda garacad iyo shirkadihii ka soo qaybgalay

Waraysigan oo uu siiyey Wasiirka Deegaanka ,Beeraha iyo Iabedelka Cimilada Puntland,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,Waxaanu diirada ku saarnay SHIRKII MAAL-GASHIGA PUNTLAND  ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey Magaala madaxda Puntland ee Garoowe .Shirkaas  oo ay ka soo qaybgaleen Shirkado  fara badan oo ka kala yimid dhowr iyo toban dal iyo Ganacsato kala duwan oo dhamaantood ku qancay sidii shirku u dhacay looguna soo bandhigay waxyaabaha kala duwan ee ay shirkaduhu maalgashan karaan ,

Sidoo kale Wasiirku wuxuu bayaamiyey dhisamaha Dekeda Garacad oo wejigii labaad la bilaabay wakhti yarna  la filaayo in lagu dhameeyo ganacsato badanna ay balan qaadeen iney maalgashan doonaan .Sidoo kale Wasiirka Qorshaynta federalka Somaliya Jamaal Maxamed Xasan  oo isna war fardxadle shirkaasi ka sheegay .Sidoo kalena Wasiirku Wuxuu ku dheeraaday aqoonyahanda ka soo qaybgalay oo aqoonta kala duwan ku soo bandhigay dadkiina u bayaamiyey Maalgashiga iyo Faiidada uu leeyahay,Sidoo kale  keeni kara shaqa abuur ay fakhriga kaga baxayaan dadka somaliyeed siiba kuwa deegaanada Puntland.

Waraysigan oo ka kooban Saddex qaybood oo kala duwan hoos ka dhegeyso.

Q 1aad .shirkada iyo dadka ka soo qaybgalay.

Q 2aad; Mashaariicda la maalgashanayo ee  shirkaduhu ku qanceen iyo Dekada Garacad

Q 3aad :su’aalaha dadweynaha golaha1960 iyo Wasiirka

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *