Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ wasiirka maaliyada somaliya dr cabdiraxman ducale beyle ,deyn cafiska somaliya,shuruudihii deyn cafiska ku xirnaa,midaynta miisaaniyada dalka somaliya iyo qaybinta deeqaha caalamka.

   Waraysigan uu siiyey Wasiirka maaliyada dowlada Somaliya Dr Cabdiraxman Ducale Beyle Golaha1960 iyo Websaydhada la shaqeeya, Wuxuu kaga hadlay deynta dalka Somaliya ragaadisay wakhtiga ay somaliya qaadatay iyo cidda ku leh. Shuruudaha lagu xiray somaliya si deyntaas looga cafiyo iyo waxa ay dowladu ka qabatay ilaa iyo hadda ,taasi oo uu sheegay in dhowaan laga dhaafi doono Somaliya.

Sidoo kale wuxuu ka waramay heerka ay marayso in lagu guuleysto midaynta dakhliyada iyo miisaaniyadaha dalka oo dhan iyadoo shirar badan laga galay oo wax badan lagaga heshiiyey.Sidoo kale wuxuu si faahfaahsan u sharaxay qaabka loogu qaybiyo deeqaha caalamku siiyo somaliya guud ahaan dalka  iyo meesha ay marayso soo daabacida lacagta shilin Somaliga ah iyo arimo badan oo kale.

Weriye Maxamed Xasan Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *