Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ wasiirka wasaarada qorshaynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dfs Jamal maxamed xasan,qorshaha 5ta sano ,qaybinta mashaariicda iyo arimo muhiima—

   Waraysigan uu siiyey Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Danjire Jamal Maxamed Xasan Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay waxqabadka guud ee dowlada federalku afartii sano ee u dambeeyey ay ka qabatay dhamaan dalka Somaliya.Sidoo kale wuxuu ka hadlay Qorshaha shanta sano  iyo siyaabaha ay wasaaradu ugu qaybiso mashaariicda  laga fuliyo dalka iyadoo loo raacayo baahiyaha kala duwan ee ay Goboladu qabaan.

Sidoo kale Wasiirku wuxuu ka hadlay qaabka ay ula xisaabtamaan hay’adaha iyo dalalka deeqaha bixiya siday u qabtaan Mashaariicda ay fuliyaa iyo meelihii loogu tala galay in looga fuliyey sidii qorshuhu ahaa.  Qaabka loogu qaybiyo dowlad goboleedada Mashaariicda   looguna korjoogteeyo iyo arimo kale oo muhiima——-ha moogaan waraysigan

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *