waraysi/ wasiirka wasaarada waxbarashada puntland prof: abshir ow yusuf /hormumarka waxbarashada,deeqaha waxbarasho

         Waraysigan oo uu wasiir Abshir ow Yusuf kaga waramay  horumarka ay Puntland ka samaysay dhinacyada kala duwan ee waxbarashada ,deeqaha waxbarasho ee soo gala dowlada Puntland Sida loo qaybiyo ,Xiriir wasaaradda waxbarashada federalkaa iyo Puntland. Weriye Dhegood