Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ wasiirka waxbarashada puntland c/llahi maxamed xasan .waxqabadkii wasaarada ,manhajka waxbarashada,mashruuca ifiye iyo tiigsiga waxbarada fog

Warysigan Wasiir C/llahi m xasan  uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,Wuxuu kaga hadlay kor u qaadida tayada waxbarashada ee heerarka kala duwan Puntland, Dhamaystirka manhajka waxbarsho ee ay ku midaysan yihiin dhamaan iskuulada puntland.  Dhisidda iskuulo cusub iyo dayactir lagu sameeyey iskuuladii hore, Barnaamijka CILMI  oo ardayda lagu barayo guryahooda waxbarshadii iskuulada lagu qaadan jirey inta xanuunku jiro iyo ka diba .kaasoo ay Puntland noqotay qaarada afrika meesha ugu hormarsan barnaamijkaasi waxbarshada fog. sidoo kale wuxuu ka waramay jaamaca Maakhir, shahaadooyinka ay puntland bixiso,iyo macluumaad badan oo waraysigani xambaarsan yahay—-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *