waraysi /wasiirka waxbarashada puntland pro:abshir ow yusuf ciise ayaa ka waramay horumarka iyo heerarka kala duwan ee waxbarashda p/land
| Wasiir Abshir Ow Yusuf wuxuu uga waramay golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Horumarka balaaran ee ay wasaaradda Waxbarashada puntland samaysay sanadihii u dambeeyey,Sidoo kale Wasiirku wuxuu ku dheeraaday Samaynta Manhaj midaysan oo loo samaeeyey Dhamaan iskuulada Puntland, Tababarka Macalimiinta ,Waxbarashada dadban ee Dhulka miyigaa,Taageerida Ardayda dhaqaalahoodu Hooseeyo iyo kuwa caawimada u baahan ,
Sidoo Kale wasiirku Wuxuu ka hadlay Taageerada ay siiyaan Dowlad Goboleedada kale ee ku Saabsan dhinaca Waxbarashada
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.com