Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare ee puntland c/llahi maxamed xasan ,waxbarashada puntland,isbedelkii g/sanaag,muranka w/w/federalka iyo jabhada caare.

 (GOLAHA1960) Wasiirka waxaan ka waraysaney Waxbarashada Puntland iyo Imtixaankii dugsiyada sare ee ay dhowaan ku dhawaaqeen natiijadiisa, Muranka ka dhex aloosan Wasaarada waxbarashada puntland iyo Wasaarada waxbarashada ee Dowlada Federalka waxa uu salka ku hayo. Isbedelkii Siyaasadeed ee dhowaan ka dhacay Gobolka Sanaag,iyo ku qulqulka wasiirada puntland  ee gobolka Sanaag. Dagaalka ka socda Gobolka Sanaag ee u dhexeeya Jabhada Janaraal Caare iyo Maamulka Somaliland,iyo Guurida Jabhada Janaraal Caare ee uu uguuray Buuraha Degmada Ceeri-gaabo isagoo jabhadiisu ay in badan ku sugnayd duleedka magaalada qardho. iyo arimo badan oo kale

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *