Waraysigan wasiirkii hore ee Galmudug Axmed Shire Maxamed uu siiyey golaha1960 iyo labada websidh ee www.golaha1960.com iyo www.Arrimaha.com ayuu kaga hadlay doorashooyinka somaliya 2016ka ,colaada magaalada Gaalkacayo iyo guud ahaan dowlad goboleedka Galmudug.