waraysi/ wasiirkii hore wasaaradda beeraha p/land ayaa ka waramay qalalaasaha iyo dhibaatada g/bari,amni xumada p/land aadna u dhaliilay maamulka c/weli gaas
| Waraysigan oo xambaarsan warbixin xasaasi ah ayaa wasiirku kaga hadlay sababaha keenay Mudaharaadada iyo dhibaatooyinka ka socda magaalada Boosaaso beryahan ,amni darada iyo iska hor imaatinka ciidamada p/land oo uu ku dhaawacmay taliyaha ciidanka amniga ee Dekadda Boosaaso.
Sidoo kale Wasiirku wuxuu ka waramay maamul xumada iyo cadaalad darada maamulka C/weli ee hadda ka taliya P/land waa sida uu wasiirku hadalka u dhigaye.
Weriye Dhegood