Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ w/waxbarashada puntland cabdullahi maxamed xasan, heerka waxbrasho ee p/land,khilaafka d/federalka iyo p/land iyo socdaalkii g/gardafuu .

   Waraysigan uu siiyey Wasiirka Waxbarashada Puntland,Mudane Cabdullahi Maxamed Xasan,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan  wuxuu kaga hadlay horumarka ay Puntland ka samaysay dhinaca midaynta Manhajka iyo Imtixaanka dhamaan Gobolada Puntland.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay guushii ay ka gaareen Imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalada 8aad iyo 12aad .sidoo kale wuxuu ka hadlay cidda ka caawisa daabacaada buugaagta ardayda iyo macalimiinta.

Sidoo kale Wasiirka Wuxuu ka hadlay socdaaladii uu ku kala bixiyey Gobolada Puntland siiba socdaalkii Gobolka Gardafuu iyo wixii uu ku soo arkay    iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *