Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ xildhibaan cabdiladiif muse nur (sanyare) ayaa ka waramay heshiiskii khaatumo &s/land iyo goaankii dowlada ee carabta

   Waraysigan uu siiyey Ex xildhibaan Cabdidiladiif  muse Nur (Sanyare) Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan .Waraasigaasi oo uu Xidhibaanku kaga waramay horumarka dowlada cusub, go’aankii ay dowladdu ka qaadatay xiisadda ka aloosan bariga dhexe, Heshiiskii Cali Khaliif  iyo S/land,Iyo Xaaladda dalka somalida ku nool somaliya.

 

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews Arrimaha iyo Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *