Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Xildhibaan siciid daahir qodax oo ka waramay kalsooni kala noqoshada wasiiradii puntland iyo warar kale oo xasaasi ah

Ka dib kalsooni kala noqoshadii wasiiradii puntland ee baarlamaanku xilka ka qaaday iyo arimo kale oo xasaasi ahba waxaa golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan uga waray Xildhibaan Siciid Dahir Qodax oo ka mid ah xildhibaanada Puntland.

hadaba xildhibaanku wuxuu aad u faahfaahiyey sababaha keenaya iney kaladiraan Wasiirada iyoSiraha ku hoos qarsoon oo ah kuwo muhiima oo u baahan in la ogaado

Werye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *