waraysi/aqoonyahan cabdixabiib yasiin ow warsame ayaa kashifay faragelinta ay dowladda puntland ku hayso doorashada baarlamaanka.
|Waraysigan uu siiyey golaha1960 Aqoonyahan Cabdixabiib Yasiin wuxuu aad ugaga waramay dhibaatooyinkii dowladda puntland u geysatey markuu isu sharaxay baarlamaanka dowladda federalka ,musuqmaasaqa iyo faragelinta ay dowladda puntland ku hayso doorashada baarlamaanka guud ahaan,iyo weliba xarig iyo tacadiyo badan oo isaga loo geystey.
Weriye dhegood
golaha1960.com,saadaalnews.net,putlandes.com iyo Arrimaha.com.