Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/aqoonyahan faysal cabdi rooble ayaa golaha1960 siiyey waraysi xambaarsan warbixin muhiim ah oo dhinacyo badan ka hadlaysa iyo dardaaran baarlamaan & shacab

faysal sawWaraysigan wuxuu  si qota dheer ugaga hadlay aqoonyahan FAYSAL  CABDI ROOBLE  Ujeedadii ay dowladda Itoobiya ka lahayd  waraaqdii ay dhowaan soo saareen ururka CDRC ayna sida qabyaalada ah somalida uGu qayb qaybineysey Xasan Sheekhna ku taageereysey .Sidoo kale wuxuu kaga hadlay Qoraal dheer oo uu ka qoray warqadaasi dadka somaliyeedna uu uGu bidhaamiyey ujeedada iyo mucda  ay Itoobiya ka leedahay.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay qaabka ololaha doorashada Madaxweynaha somaliya loogu tartamayo qaarkeed u socdaan iyo cawaaqib xumada ay dalka somaliya u leedahay wakhtiga fog iyo dardaaran dheer oo uu u jeediyey  Baarlamaanka iyo shacabka somaliyeed labadaba.

Weriye Dhegood

Puntlandes,saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *