Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/aqoonyahan faysal cabdi rooble iyo aqoonyahan siciid biid ayaa waraysi siiyey golaha1960 ay aad ugaga warameen xaaladda somaliya manta marayso ,dowladnimada somaliya u baahan tahay iyo dib u dhaca doorashada ka muuqata

sawirka golahalabada aqoonyahan  ee Faysal Cabdi Rooble iyo Siciid Axmed X Salax , waraysigan ay siiyeen golaha1960 waxay aad uGu faahfaahiyeen guud ahaan  arimaha somaliya ka cusub ,dib u dhacay doorashada 2016 ku timid sababaha keenay,dowladnimada ay dadka somaliyeed u baahan yihiin nooca ay tahay iyo weliba xalka somaliya sida lagu heli karo si ay dhibaatada uGu baxdo.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *