Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/Aqoonyahan faysal cabdi rooble,caleemasaarkii kismaayo iyo dadka ka qaybgalay,baarlamaanka kiiniye ee yimid kismaayo,farmaajo iyo socdaalka itoobiya iyo arimo badan.

     Waraysigan aanu la yeelanay Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble waxaanu wax ka weydiiney Caleemasaarkii Axmed Islan ee ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Saamaynta Masuuliyiintii hore ee xilalka ka soo qabtay Dalka Somaliya ,qaarkoodna ay xil hayaan hadda sida madaxweyne  Siciid Dani iyo Xubno ka socda baarlamaanka federalka Somaliya.

Sidoo kale waxaanu wax ka weydiiney Af hayeenka baarlamaanka dalka Kiiniya iyo wefti balaaran oo la socdey oo ka qayb galay caleemasaarkaas isagoo Jebiyey Xayiraadii Diyaaraha kismaayo la saa saaray  isagoo Dowlad kale ka socda.

Socdaalkii Madaxweyne farmaajo uu ku tegey dalka Itoobiya ee uu kaga qayb galay furitaankii Beerta Nabada.     iyo Arimo kale oo Xasaasi ah iyo Arimo badan oo mustaqbalka Somaliyaa.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *