waraysi/aqoonyahan ismacil gama’diid(dhegaweyne) ayaa ka waramay xaaladd gobolka sool ,siyaasadda khaatumo iyo isbalaarinta maamulka s/land
| Waraysigan uu Aqoonyahan Ismacil Gamadiid siiyey Golaha1960 iyo websidhada ay wadashaqeeyaan wuxuu timaan cad ka bixiyey dhibaatooyinka ka taagan Gobolka Sool iyo Buuhoodle ee ay ku hayaan Maamulka S/land .iyo siyaasadda guracan ee cali khaliif iyo maamulka khaatuno ku majara habaabinayaan rabitaanka dadka dega dhulkaasi.
Sidoo kale wuxuu Ismaaciil Dhegaweyne ka waramay ciidamada siyaasadaysan ee S/land geysey Bali cad ee la rabo in lagu qabsado Magaalada BUUHOODLE.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960,Arrimaha.com