waraysi/Aqoonyahan xuseen axmed (castelli) ayaa golaha1960 dadka somalida ugu soo bandhigay sida uu qofku u samaysan karo kalsooni uu deyn ku qaadan karo
|Aqoonyahan Xuseen Axmed Castelli ayaa dadka somaliyeed ugu soo bandhigay golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Sida ugu fiican ee uu qofku u dhisikaro kalsoonida ay dadka iyo bankiyada iyo kembeniyaduba ay ku aamini lahaayeen una siin karaa DEYN CREDIT) sida BAABUURTA ,GURYAHA iyo baahiyaha kaleba.
Weriye Dhegood
Puntlandi ,Saadaal Golaha1960.c0m Arrimaha