Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/aqoonyahan faysal cabdi rooble,dagaalka itoobiya ka socda,barnaamijkii isdhexgalka iyo isbedelka ku dhacay xiriirkii somaliya, kiiniya iyo itoobiya.

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu aad iyo aad ugaga waramay dagaalka Itoobiya ka socda halka uu hadda marayo aadna moodo iney Tigreygu isu diyaarinayaan iney Jabhadaynayaan maadaama dagaalkii lagaga Qabsaday magaalooyinkii waaweynaa.Sidoo kale Aqoonyahan faysal Cabdi Rooble wuxuu sheegay in Aqoonhana badan oo Itoobiyaan iyo Ajnebi kaleba ay Abiya Axmed kaga soo horjeesteen qaabka uu dagaalka u maamulay maadaama uu xasuuq xoogani ka dhacay Gobolka Tigreyga

Sidoo kale  Faysal wuxuu xusay in uu dagaalkani isbedel balaaran ku samayn karo Barnaamijkii ixdhexgalka ahaa ee u dhexeeyey dalalka Somaliya Ereteriya iyo Itoobya.

Sidoo kale Aqoonyahan Faysal cabdi Rooble wuxuu dul joogsaday isbedelka dhowaan ku dhacay xiriirkii ay dowlada Somaliya la lahayd Dalalka Itoobiya iyo Kiiniya arimaha ka dhalan kara—-faragelinta dowlada Kiiniya lagu eedeeyey  ee maamulka Jubbaland.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *