waraysi/c/casiis c/lahi siraaji ayaa ka waramay dilkii wasiirkii howlaha guud cabaas c/lahi siraaji iyo caqabadaha hortaagan

  Waraysigan oo xasaasi ah xambaarsanna warbixino qarsoonaa oo soo shaacbaxay ayuu ka waramay Cabdicasiis Cabdullahi Siraaji oo ay walaala yihiin Marxuum Wasiirkii hore ee howlaha guud laguna dilay magaalada Muqdisho Waraysigan oo Cabdisiis siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ayaad ka ogaaneysaa go’aanka uu madaxweyne Farmaajo ka qaatay dilkii Wasiir Cabaas Cabdullahi Siraaji … Continue reading waraysi/c/casiis c/lahi siraaji ayaa ka waramay dilkii wasiirkii howlaha guud cabaas c/lahi siraaji iyo caqabadaha hortaagan