Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/gar,c/waxaad c/llahi warsame ,go’aanka maxkamada aduunka ee badda, faaiidada iyo khasaaraha labada dal ee go’aankaasi

  Waraysigan uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan Garyaqaan C/waaxid C/llahi Warsame ,wuxuu kaga hadlay Go’aankii ay Maxkamada aduunku ka gaadhey murankii dhinaca Badda ee u dhexeeyey dalalka Somaliya iyo Kiiniya go’aankaasi oo soo baxay octobar/12/2021 ,Sidoo kale wuxuu ka waramay qodobada dacwadu ka koobnayd oo xaakimiintu mid waliba u go’aan qaatay aragtidii uga soo baxday dacwada labada dal,

Sidoo kale Garyaqaanku wuxuu ka waramay iney  Dowlada Kiinya weydey boqolkiiba 85/90 , Somaliduna aaney wada helin 100% Baddii ay ku dacwiyeysey iyo arimo badan oo badan

Weriye Dhegood

kale.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *