waraysi/garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi ayaa uga waramay golaha1960 arimaha ku xeeran doorashada madaxweynaha iyo arimo badan oo kale.
|Waraysigan uu Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullahi siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin ,wuxuu kaga waramay arimaha kala duwan ee xaasaasiga ah ee ku xeeran Doorashada madaxweynaha somaliya 2017ka ,Faragelinta dalalka shisheeye ,musuq maasaqa iyo laaluushka dhex maaxaya baarlamaanka iyo arimo badan oo kale.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo Golaha1960.com