waraysi/garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi warsame ayaa waraysi siiyey golaha1960 aanu kaga waraysanay qaraal uu kaga hadlay arimaha somaliya (the doller: a game changer
|Waraysigan uu siiyey Garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi Warsame Golaha1960 golaha codka soamliyeed,wuxuu kaga hadlay xaaladda uu ku sugan yahay dalka somaliya,hogaan xumida iyo maamul xumida ay horseedka ka tahay dowladda uu Xasan Shiikh hogaamiyo ,musuqmaasuqa ay sameeyeen ururka Damul jadiid iyo raja xumidda ka muuqata mustaqbalka dalka iyo dadka soamaliyeed
Waraysigan waxaa qaaday Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle