waraysi/gudoomiyaha maxamed Qaarey iyo xoghayaha difaaca kornayl cabdiwaaxid ee ururka ssb ayaa waraysi xiiso badan siiyey golaha1960
|Waraysigan oo isugu jira xog qarsoonayd iyo wacyi gelin oo ay ururka SSB u soo gudbiyeen dadka reer Maakhir iyo dadka reer Puntland oo ku aadan BUURAHA CAL _MADOW iyo CAL_MISKAAD oo ay buurahaasi ku dhuumaalaystaan dhibaatooyin isdaba joogana ka geystaan dhulkaas ururada argagaxisada ee alshabaab iyo daacis .
Sidoo kale waxay aad uga warameen sababaha loo aasaasay ururkan oo ay sal u yihiin caawinta dadka ay dhibaatada u geysteen ururdaasi argagixisadu iyo wacyi gelinta dadka shacabkaa ee ku nool dhulkaasi si ay meel uga soo wada jeestaan iska xoraynta cadowgaas iyo is garabtaaga dowladooda Puntland.
Weriye Dhegood