waraysi/kornayl coon ayaa golaha1960 uga waramay guud ahaan doorashooyinka 2017ka ee dalka somaliya
|Waraysigan uu siiyey Kornayl Coon oo ku sugan magaalada Muqdisho golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu aad ugaga waramay isbedelka ay keentay Doorashada Baarlamaanka gudoonkiisu. Xaaladaha ku meersan doorashada madaxweynaha 2017ka somaliya iyo rajada ururka Damul jadiid iyo musharaxiinta isu bahaystay ISBEDEL DOONKA HOGAANKA DALKA SOMALIYA.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com