Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/mudane c/qadir jengeli ayaa ka waramay go’aanka ay gaareen d/goboleedada,fursadii ay lumisay dowladdu iyo jawaabta ay madaxda dowladdu ka bixisay /golaha1960

Waraysigan oo dhinacyo badan uu kaga waramay Aqoonyahan C/qaadir Jengeli , sida war murtiyeedka ay soo saareen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedadu kana soo saareen shirkoodii magaalada Kismaayo 10/11/17. ku soo geba gebeeyeen . Sidoo kale wuxuu ka waramay Dowlada federalka oo ka gaabisay iney xaliso khilaafka ay dowlad goboleedadu tirsanayaan iyo ka hortegid la’aanta dowladda ee shirkaasi Kismaayo.

Sidoo kale wuxuu balbalaariyey dhaliisha ka muuqata jawaabta uu Madaxweyne Farmaajo iyo Raiisal wasaare Khayre ka bixiyeen go’aamada ka soo baxay shirkii Kismaayo ee madaxda dowlad goboleedada.

Weriye  Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *