waraysi/musharax madaxweyne jibril Ibrahim cabdulle ayaa ka waramay barnaamijkiisa musharanimo ,xaaladaha doorashada, shirka madasha,iyo xubnaha baarlamaanka ee laysku haysto golaha1960
|Waraysigan uu golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin siiyey Musharax Madaxweyne Jibriil Ibrahim Cabdulle ayuu ku soo bandhigay qorashahiisa uu ku hogaamin doono dalka haddii loo doorto madaxweyne.Sidoo kale wuxuu kaga hadlay sababaha keenay dib u dhaca doorashada ,shiraraka Madasha qanran ee muqdisho ka socda,iyo weliba muranka ka dhex aloosan gudiga khilaafaadka doorshada iyo beesha caalamka ee ku saabsan xubnaha laysku haysto ee musuq maasaqa ku soo baxay.
Weriye dhegood
Websaydhada saadaalnew.net,Puntlandes.com.Arrimaha.com iyo Golaha1960