Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/musharax madaxweyne jubaland mudane cabdullahi ciilmooge /horumarinta j/land,hawada somaliya/faragelinta wadamada shiseeye iyo arimo badan

Waraysigan uu siiyey Musharax madaxweyne Jubaland Mudane Cabdullahi Ciilmooge Xirsi ahna gudoomiyaha xisbiga XIIS Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,waxaanu kaga waraysanay taariikhda soo wareejinta maamulka hawada somaliya ,waxaa uu ka qabanayo Jubbaland haddii uu ku guuleysto Madaxtooyadeeda,Faragelinta wadamada shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo Muranka uu keenay Mooshinka Jawaari laga keenay , cawaaqib xumada ka dhalan karta oo uu ka dayriyey iyo arimo badan oo xasaasiya oo aad waraysiga ka dhex heleysid.

Qaybta labaad(2aad)

Qaybta (1aad)

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *