Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/mushraxa jardiinooyinka (PARKS minneapolis) mudane cabdi gurxan maxamed ayaa waraysi siiyey golaha1960.

  Waraysigan oo xanbaarsan faaiidooyin badan oo aaney somalidu ogeyn oo ay jardiinooyinka (PARKS MINEAPOLIS) balbalaaran ee ku yaala magaaladu u leeyihiin dhalinyada, qoysaska iyo mujtamaca somaliyeed ee ku nool dalka Maraykan ayuu ku faahfaahiyey Musharax Cabdi Gurxan Maxamed oo musharax u ah jagadaasi bishan 11 /2017ka .

Sidoo kale Cabdi Gurxan wuxuu ka waramay qorshahiisa wax qabada ee uu somalida iyo dadka kaleba ugu talagalay haddii uu ku guuleysto..

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *