Waraysi/odayaasha iyo maamulka golaha1960 oo ka hadlay faragelinta dowladaha shisheeye ,talana u soo jeediyey baarlamaanka somaliya
| Waraysigan oo aad u xiisa badan ayna ka qayb qaateen odayaasha iyo maamulayaasha golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed,ayey kaga hadleen faragelinta ay wadamada shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo saamaynta ay ku leeyihiin doorashada madaxweyne ee la filayo iney ka dhacdo dalka somaliya 2017ka,
Sidoo kale waxay BAAQ u direen Baarlamaanka somaliya ee labada aqal ,Taasi oo sheegeen in ummadda somaliyeed ka sugayaan iney u dooraan Madaxweyne wanaagasan, somaliyana ka saari kara xaaladda ay maanta ku sugan tahay. Somalinimana aaminsa.(WADANI AH)
Weriye Dhegood
Puntalandes.Saadaalnews,Golaha1960.com iyoArrimaha.com